Ra’iisul Wasaara Khayre oo Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweynaha dalku Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018, kaas oo dawladda kala talinaya arrimaha dhaqaalaha dalka iyada oo lagu salaynayo cilmi baaris dheer iyo cadaymo, sidoo kalana dawladda siinaya talo iyo hagid ku aadan diyaarinta iyo dhaqan-galinta siyaasad dhaqaale … Continue reading Ra’iisul Wasaara Khayre oo Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka (Daawo Sawirada)